|

“Halkii aan Ka Imid Iyo Xusuusta Xannuunka Waxbarasho la’aanta Miyiga” Qayb Kooban oo Barnaamij Documentary ah DAAWO

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Muuqaalkan koobani wuxuu hordhac u yahay isla markaana uu dhadhamo u yahay film documentary oo hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”.
Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Comments are closed