Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Oto Biixi oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye uu Hormood ka ahaa ragii diidanaa Dawladii uu Xasan Ciise Jaamac ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=N9b40X2OseM
