|

Nasashada Jimcaha iyo Gabay uu Weriye Cali Seenyo Ku Cabiray Qabyaalada Qurbaha Taala DAAWO

Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Nasashada Jimcaha iyo Shabakada Qurbejoog Idiinku soo Gudbinaynaa Gabay ka hadlaya Qabyaalada Qurbaha Taala Wuxuu Gabaygani la Magac Baxay Qabribay isaga Shuuqayaan Qoonka Debeduu Waxaa Curiyey Abwaan iyo Weriye Cali Aadan Raabi “Cali Seenyo” Wuxuu Sifaha uu qaatay Gabaygu ka dhigay in Dadka Qurbaha Joogaa ay Xabaalo ku Jiraan hadana ay isku Sheegaan Reero.

Comments are closed