|

Ninkii Ugu Hantida Badnaa Dunida, Manza Musa dhalashadiisa iyo Halka uu ka Soo Jeedo DAAWO

Mansa-MusaHargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Sida la ogyahay xiligan ganacsade Bill gate ayaa ah ninka ugu hantida badan caalamka isagoo haysta adduun gaadhaya 80 Bilion oo doolarka Maraykanka ah, laakiin taa darteed ma noqonayo ninkii ugu qanisanaa ee taariikhda dunida soo mara, ninkii ugu qanisaa ama ugu hantida badnaa ee taariikhda soo maraa waxa uu ahaa Manza Muusal Awal oo ahaa nin muslim ah kaasoo qarnigii 14-aad ee taariikhda miilaadiga ku noolaa dalka haatan faqiirka ah ee loo yaaano Mali isagoo haystay hanti aad u faro badnayd

Comments are closed