|

Gantaalaha Ugu Ridada Dheer Saanadda Ciidamada ,Qaabka uu u Xanbaaro Madaxyada Neuclier-ka DAAWO

US-Simulated-a-Missile-Shot-Down-2Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxa aynu ku soo qaadanaynaa shanta gantaal ee ugu ridada dheer sawaariikhda qaybta ka ah saanadda millateri ee ciidamada, gaar ahaan dalalka waaweyn ee caalamka.
Gantaalahaas oo xambaari kara madaxyada neuclier-ka isla markaana dagaal socda ku soo gebagebayn kara muddo 30 daqiiqo ah.

Comments are closed