Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta golaha Somaliland khudbad u jeediyey Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Sweden oo socdaal ku yimi dalka Somaliland oo ay fadhiyeen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu xildhibaanku ka hadlay sababaha uu u yimi dalka Somaliland.
Sidoo kale waxaa uu sheegey in uu ku faraxsan yahay in uu la joogo mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo uu khudbad u jeediyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=2f7S24_KZ1o
