Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Urur-Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yahay la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal).
Kadib markii uu kulakaasi dhamaaday, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Saxaafadda uga waramay waxyaabaha ay kaga wada hadleen kulankooda,
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) ayaa waxa uu sheegay inay IGAD ka wada hadleen sidii ay Somaliland wax ula qaban lahayd.
https://www.youtube.com/watch?v=Vk9D5AP5_ic
Hargaysa SDN/QJ
