|

Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ka Fal celiyey Dhawaqii ka soo yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ee Ku saabsanaa Sharci-nimadda Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Khaatumo,Mase Jirtaa inuu Xil Wasiir ka qabanayo Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi? DAAWO

Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Maanta Markii Kowaad waxa uu ka jawaab celiyey hadal ka soo yeedhay Maalintii Isniintii Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan oo Cadeeyay in Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Khaatumo uu Sharci noqon karo markay ansixiyaan labada gole ee baarlamaanka Somaliland.

Comments are closed