|

Prof Cali Khaliif oo Ka Hadlay Qaabka Ay Somaliland ula Hadlayaan & Shaki uu Geliyey Halka uu ku Sugan Yahay Wasiirkii Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye DAAWO

Buuhoodle 30.August 2016 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif oo ka mid ah hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo oo dhawaan xukuumadda Somaliland shaacisay inay wada hadal la galayaan ayaa ka hadlay wada hadalkaasi iyo sida ay uga qayb qaadanayaan .Dr- Cali Khaliif ayaa kooxda uu hoggaamiyo ku guubaabiyey in wada hadalkaasi tallo laga yeesho inta shir la iskugu yimaado,waxaanu codsaday inay wakhtigan nabad diyaar u yihiin .

Hoggaamiyaha Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh waxa uu sheegay in wakhtigan laga baxay dagaalkii iyo colaadii isla markaana doonayaaan inay wada xaajood iyo wada hadal ku dhammaysanayaan.

Comments are closed