Ottawa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan lagu so gebagebeeyay magaalada Garoowe ee Puntland shirkii wada tashiga Soomaalida qeybtiisii labaad.
Hadaba si aanu xog dheeri ah uga helo oo aanu ugu kuur galo qodobada halkaa la iskula qaatay waxaanu la xidhiidhnay Prof Xuseen Warsame oo culuunta dhaqaalaha ka dhiga Jaamcada Calgery ee dalka Canada.
Prof Xuseen ayuunu sidoo kale wax ka weydiinay xaaledihii u danbeeyay ee siyaasada ee dalka Soomaaliya.
HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA PROF XUSEEN WARSAME OO KA WARAMAYA SHIRKII GAROWE
Qurbejoog-Ottawa
