|

Puntland oo sheegtay inay lasoo xiriireen Waalidiinta dhalinyaradii lagu qabtay Dagaalkii Puntland iyo Al-Shabaab DHAGAYSO

Garowe 29.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Cadaalada ee dawlada Puntland Salaax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in  dhaqan celin u samaysay Puntland dhalinyaradii dhawaan lagu soo qabtay dagaaladii u dhexeeyey Puntland iyo Al-Shabaab.

wasiirka-cadaalada-360x200Wasiirka ayaa xili u lahadlayey Radio Sahan wuxuu sheegay inay xiriir lasoo sameyeyen waalidiinta dhalay caruurtii dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay gobolada Nugaal iyo Mudug.

 

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya iyadoo dhawaan ay soo baxday qaar kamid ah dhalinyaradii shabaabka in lasiidayey taas oo wasiirku uu ku sheegay inaytahay arin been abuur ah.

Comments are closed