Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Somaliland Mudane Cali Jaamac Faarax Buureed ayaa Ka Warbixiyey Safar uu Kaga soo laabtay Dalka Kenya.
‘’Qaadka Itoobiya Inooga Yimaada Waa In lagu Bedelo Kaluunka Badaha Somaliland Ceegaaga’’ Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland DAAWO
