Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Muusigaystaha Kooxda Xidigaha Geeska Axmed-weli Furinle oo ay Saarnaayeen 7 Xubnood oo Kooxdaasi ka mid ah ayaa Shalay Galab ku Qalibmay Duleedka Degmada arabsiyo ee Gobolka Gebilay.
Qaar ka Mid ah Koox Fanneedka Xidigaha Geeska oo Shil Baabuur oo Khatar ah Galay & Sida Xaaladoodu tahay DAAWO
