|

Qasriga Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Oo Hargaysa Laga Dhagax Dhigay,Kharashka Qasrigu Ku Kacayo, & Nooca Loo Dhisayo DAAWO

Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Hargaysa Gaar ahaan deegaanka Haleeya Laga Dhagax dhigay Qasri aan noociisa hore looga dhisin Somaliland oo Loogu Talo galay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir.

Comments are closed