|

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Sababta Keentay in La Xidho Odayaal Iyo Waxgarad ka soo Jeeda Koonfurta Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Wasiirul dawlaha Madaxtooyadda ayaa Kulan la qaatay Guddida ergada ah ee Nabadaynta Beelihii Ku diriray Koonfurta Gobolka Sool.

Comments are closed