|

Qoraa Iyo Abwaan Mudo Ku Siman 45 Maalmood u Xidhan Aragtidiisa oo uu Cabiray iyo Qaabka ay Maxkamadayntiisu u Socoto DAAWO

Hargaysa 02.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin,Suxufiyiin iyo Marti Sharaf kale ayaa ka qayb qaatay Dhagaysiga Dacwad uu u Xidhan yahay Qoraa,Abwaan iyo Macallin Iskuul Siciid Maxamud Gahayr,Waxaana dacwadiisa dhibane ka aha Sida Xeer ilaalintu Sheegtay Qaranka Somaliland iyadoo markii 3aad la hor keenay Maxkamada Gobolka Hargaysa.
Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta la hadlay kadib markii uu soo gabagaboobay Fadhiga Dacwadu, Waxaanu ka hadlay xadhiga Abwaanka Siciid Maxamuud Gahayr oo mudo Hal bil iyo Badh sifo sharci daro ah oo bilaa waaran ah u xidhan.

Comments are closed