Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Bishii Fadliga iyo Xasanaadka dheeriga ah lahayd ee Ramadaan ayaynu Weli ku dhex jirnaa.
Waxaa dhamaaday Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan,Waxaa la is weydiin karaa Bishan ramadaan dhexdeeda Sidee ayaynu u noolaanaynaa Waxaa deriskaasi inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sh.Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Somaliyeed ee aqoonta weyn u leh diinta Islaamka .
https://www.youtube.com/watch?v=TvFpG58bg8A
Hargaysa SDN/QJ
