Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa waxyaabaha ku iman kara cimilada dunida ee uu sababi karo dagaal la isu adeegsado quwadda nuclier-ka oo ka dhxe dhaca wadamada Maraykanka iyo ruushka.
https://youtu.be/khOmvi6QXFs
