|

Salaadiin iyo Cuqaal ka soo jeeda Gobolka Awdal oo Taageero u Muujiyay Musharaxiinta Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Baaqna u diray Gudoomiye Axmed Muumin Seed DAAWO

Boorama 23.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Salaadiinta Iyo Cuqaasha Gobolka Awdal ayaa Taageero Balaadhan u Muujiyey Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Shalay lagu Doortay Shirkii 1aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani.

Salaadiinta Iyo Cuqaashan Gobolka Awdal Waxaa kale oo Baaq Waayeelnimo u Direen Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Isla Markaana ahaa Murashax u Taagnaa Xilka Madaxweyne Ku Xigeen Kaas oo ka baxay Shirka Xili Codayntu Socotay.

 

 

Comments are closed