Hargaysa 08.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ,ayaa siadag u sheegay in Saleebaan-gaal qeyb weyn ku lahaa qalaasihii iyo dhibaatooyinka dalka kazoo dhacay xiliyaddii dagaaladda Sokeeye.waxa uu sheegay in Gudoomiye Saleebaan ka mid ahaa hogaamiyaashii ka dhex hurin-jiray colaadaha iyo dagaaladda Sokeeye beelaha walaaha ah ee wadda degga gayigga Soamliland,waxaan uu intaas raaciyay in aanu meelna kazoo galin guurti-nimadda,isaga oo khilaafka haatan dalka ka aloosanna dusha u saaray Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan.
https://www.youtube.com/watch?v=x5bgD8u5-qc
