|

Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID

Hargaysa 26Feb17(SDN/QJ)Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID, Iyada oo Wada-hadaladii iyo Heshiiskii Dhamaad Yahay,

halkan ka daawo.

Comments are closed