|

Sheekh Dirir Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Asalka Saxda Ah Ee Kooxda AL-Saadicuuna Bil Xaqi DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo dhawaan ay koox isku magacowdey Al-saadicuun Bil xaq ay ka dillaaceen qaybo ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa,gudaha Somaliland ay koox taageersan ay kaga dhawaaqey in ay la mabda’yihiin kooxdaasi oo assal ahaan fadhigoodu yahay dalka Masar.

Kooxdii kaga dhawaaqdey magaalada Hargeysa ayaa iyaga xabsiga loo taxaabey,waxaana xidhey ciidanka Somaliland oo xabsiga u taxaabey.

Comments are closed