|

‘’Waxan La Saxeexayaa Waxa uu Shaqaynayaa oo Keliya Hadii Xukuumadu ka Soo Baxdo Xilka Ka Saaran Kaadh Qaybinta Isla Markaana ay Bixiso Kharashkii Doorashadda’’ Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uur cade ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo aanay Ilaa hada Bixin Kharashkii Doorashadda ay ku qaban lahaayeen Komiishanka Doorashooyinka qaranku.

Uur cade Waxa uu sheegay in Xukuumadda laga Sugayo Lacag dhan shan Milyan oo Loogu Talo Galay in Milyan ka Mid ah lagu Fuliyo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyaha iyo Afar Milyan oo Doorashada lagu qabanayo.

Comments are closed