|

Shirkii wasiirada macdanta maalgashiga iyo khayraadka dabiiciga ah ee CARABTA oo uu ka qayb galay Emsadoor Axmed Safiina Wakiilka Jamacada Carabta iyo Islaamka ee xisbiga wadani

Jedah 26Nov16(Q/J) Shir mudo uga socday wadamada Jamacada Carabta Wasiirada Macdanta iyo Maalgashiga ayaa lagu soo gabagabeyey wadanka Sacuudi Arabia Shirkan oo markii u horaysay ay ka qayb gasho wafdi somaliland oo si heer sare loo soo dhaweyey Emasadoor Axmed Safina oo ah Wakiilka Xisbiga Wadani ee Wadamada Carabta iyo Islaamka oo shirkan ka qayb galay oo uga waramay qurbejoog Ahmiyada ay leedahay shirkan ayaa waxa u sheegay in markii u horaysa tariikhda somaliland in si rasmiya loo soo qaday somaliland iyo maalgashiga iyo macdanta wadanka ku jira isaga oo sheegay in somaliland ay ka mid noqon doontoo wadamada ugu badan ee ay carabtu maal gashan doonto .gabagabadii shirka waxa kulan gara yeshay Wasiirka macdanta Sacuudiga iyo Emsadoor Axmed Safiina kuna soo dhamaday Jawi aad u wacan

waxaa shirka ka soo qayb galay 15 wasiir oo kasocda dawladahooda sida

1-Sacuudiga 2- Masar 3-Qatar
4-Jazaair. 5-Yemen . 6- UAE
7-Maroco 8-Jordon. 9-Oman
10-Tunis. 11-Sudan. 12-Kuwait
13-Yemen 14-Libiya. 15-Bahrain

Iyo 20 shirkadoo oo soo sara khayraadka dabiiciga ah Shirkada u year Rasa maal keedu waxa weeye 100.000,000$ Boqol milyan oo doolar

safina1

safina3safina2safina5 sania6

Comments are closed