Uncategorized

Shirweynihii SAMOTALIS ee Beel-weynta Subeer Awal oo si qiimo leh uga qabsoomay Galbeedka Caasimada London(Sawiro)

London Dec 21,2014(SDN/QJ)-Waxaa Bishan December 20-keedii ka qabsoomay Galbeedka magaalada London Shirweynihii SAMOTALIS ee Beesha Subeer Awal, Waxaa shirkaas oo ilyartu is qabatey ka soo qayb galay Aqoonyahan badan, Odayaal, Haween, culimaa-udiin, Bar-baar iyo hal-door badan oo rag iyo dumarba isugu jirey.

Waxaa shirkan ka soo baxay Baaq iyo War-murtiyeed mug leh oo sida ugu dhakhsaha badan War-baahinta ugu soo bixi doonta.

 

Allaa Mahad Leh,
Waa – Bilaahi -Towfiiq.
 
GUDIDA  MIDEYNTA BAHWEYNTA SUBEER AWAL EE
INGIRIISKA — UNITED KINGDOM.