|

‘’Sidee ayaan Xisbiga Waddani uga Baxaa Waa Beertii aan Beertay, Kuwa Waxaas Qorayna Waa Edeb daro,Shirkii Waddanina Waa Kii Ugu Fiicnaa’’ Xildhibaan Bashiir Tukaale DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Warar Sheegaya in Xukuumadu u Gacan haadisay Waxaanu xusay in isagu aanu ahayn Nin Lacag loogu yeedhi karo Waxaanu Waxba kama Jiraan ku Sifeeyay inuu ka soo dhaadhacayo Tareenka Xisbiga Waddani oo uu Sheegay inuu Yahay Beer uu Tacab badan geliyey.

Comments are closed