|

Siyaasada Jir Jiroole ee Siyaasiga Doogsin Cararka ah ee Isaga Kala Dab qaaday Muxaafid Iyo Mucaarid (Maxamud Raage) Shalay iyo Maanta DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Maxamud Raage Ibraahin Wuxuu Iska Casilay Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibada,Wuxuu Markaas Kadib Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu ka mid noqday Shakhsiyaadka Talada weyn ku leh Xisbigaas,Iyadoo loo Magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Wuxuu Dhaliilo Xoogan u Soo Jeedin Jiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye Hasa Yeeshee Wuxuu Mar kale bedelay aragtidiisii Wuxuuna Jaal la Noqday Xisbigiisii Hore ee Kulmiye.

Comments are closed