Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo Soo Bandhigay Mugdiyada Siyaasaddeed ee Ku Gedaaman Go’aankii ay Somaliland Xidhiidhka ugu Jartay Dawladda Qadar DAAWO

Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiraxmaan Caddami oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa Xukuumadda ku dhaliilay go’aankii siyaasaddeed ee ay xidhiidhka ugu jartay dawladda Qadar, waxaana uu soo bandhigay dhaliilaha siyaasaddeed ee ku gedaaman go’aankaasi.

https://www.youtube.com/watch?v=j9jTCWByaXI