Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Weriye ahna Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Sheegay inuu Saamaxay Cid kasta oo Si Guracan oo aan Munaasib ku ahayn uga hadashay Mudaddii uu Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=tkL1uH2C1ls&feature=youtu.be
