Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ”Cali Guray” ayaa Todoba Sanno Kadib Wuxuu Mar Kale La Midoobay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isagoo Maanta ka qayb galay Shir weynaha Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Kulmiye oo ka Furmay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=_CSZVhD9Rfw&feature=youtu.be
