|

Siyaasiga Reer Kenya ee Faarax Macallin oo Luuqad Qaawan Kula Hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh,Kana Hadlay Dib u furista Qaadka Kenya ee Somalia la Geeyo DAAWO

Nairobi 19.Sep 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga haatan ka midka ah Mucaaridka Kenya horena u soo ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamanka Kenya Mudane Faarax Macallin ayaa si adag ula hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamudka Somalia,Halka uu Sidoo Kale ka soo Horjeestay Go’aankii ay Dawlada Taagta Daran ee Federaalka Somalia kaga laabay Xayiraadii ay ku soo Rogtay Qaadkii uga Iman Jiray dalka Kenya.

Comments are closed