Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Dalka ee Hargaysa Cornayl Axmed Mirre Maxamed oo Sannadihii u danbeeyay deganaa Dalka Ingiriiska.
Soo dhawaynta Mujaahidka Waxaa ka dhex muuqday Sadexda Xisbi Qaran,Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Iyo Boqolaal Dadweyne ah.
