|

Suldaan ka soo jeeda Beesha Saylaci oo iclaamiyey Dagaal Sokeeye,Warancade & Duur-na isku fuudhiyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Cirka isku sii shareeraysa qadiyadda ku Saabsan Muran Degsiimeedka Deegaanka Lughaya oo u dhexeeya Beelo Dega Goboladda Awal iyo Maroodi Jeex taas oo sababtay in Weerar lagu qaado Xarun ay ka socotay Diiwangelinta codbixiyeyaasha ee Sabowanaag ee deegaanka Lughaya Waxaa Falkaasi loo Xidhay Tiro dad ah oo ay ku Jiraan Madax dhaqameed.

Comments are closed