|

Tacsi ku socota Dhamaan Reer Cawaale Jaamac

Tacsi:  إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ 

 

Dhamaan Reer Cawaale, Jaamac  

Zakaria Ali Abdalla , 

Abdulqadir shombe,  

Adan Deeq,   

Osman Masai 

Abdikarim Ogeysiis ,  

Abdulqadir salad Malag. 

dhamaan Reer Ismaciil Hareri Habo Ubax , Xamdi Craxman Yusuf Eheladii Reer Hargeysa. 

Waxay Tacsi u dirayaan  

Xajiyo Zahra M .Ad. Basgodane  

Ali Maxmd Adan, Hooyo Caasho  

 Dhamaan Reer Awdan, caruurteeda Ali Xirsi , Abdirizaaq, Maryan Xirsi Xawo Xirsi ,Zamzam M Adan Axmed Max ( cige) Axmed Yare, Axmed Jarboole, Wilka Jarbole ,  

 

Geerida ku timid Walaashood Marxuumad Xaliima Maxamed Aden Basgodane oo Ku Geeriyootay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Magaalada Muqdisho Talaadadii, 18 Kii Abidjan Octoobar, 2022 waxaana la aasay Maanta oo Taariikhdu ahayd 19 Arbaca Octoobar 2022.  

 

Geerida Marxuumada waxaa la Ogeysiinayaa  

Ehelada iyo Qaraabada Meelkasta ay joogaan, Dal Iyo Dibad Samir Iyo Iimaan, Marxuumadana 

Alle waxaan uga Baryaynaa Janna tul Fardowsa. Aamiin 

 

Comments are closed