|

Tacsi ku socota eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Haji Ismail Jibril Muhumed

Inaa li laahi Wa Inaa IIleyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Haji Ismail Jibril Muhumed oo Ku Geeriyooday Dalka Qatar, Maanta oo Jimce ahna lagu Aaasay Magaalada Doha. Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyskii, Ekelkii Gaar Abdillahi Askar ( Shagni ) oo Abtigii uu ahaa iyo Shacabka Somaliland oo Marxuumku Ka Baxay. 
Inagana Samir Imaan Ha Inaga Siiyo      Aammiin     Aammiin
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun
Abdulrahman Hassan Haji A dan
Ludvika    Sweden

Comments are closed