Tobanka habayn ee Ramadan ugu danbeeya waa fursad mudan in laga faa’idaysto

    Ottawa July 08,2015(SDN/QJ)-Waxkasta oo la bilaabaa, dhamaad ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. Tobanka habayn ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habaynada Ilaahay. Habaynadani waa fursad mudan in…

    Read More

      dhageyso barnaamijka xadiiska ramadaanta oo uu aalaaba inoo soo jeediyo walaalkeen Sh.Maxamed Cismaan Cayuun Xafidahullah.

      Hargeysa July 01, 2015(SDN/QJ)-Waa Xalqadii shanaad ee barnaamijka Taxanaha xadiiska ramadaanta oo uu aalaaba inoo soo jeediyo walaalkeen Sh.Maxamed Cismaan Cayuun Xafidahullah. Barnaamijka ayaa waxa inoo soo saara Wariyahayaga magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis5.MP3″]     HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJKA XADIISKA MAANTA

      Read More

        Xadiiska manta iyo Xalqadiisii 4aad (DHEGEYSO)

        Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Xadiiska ee maalinlaha ahaa ee aanu ugu talo galay bisha barakeysan ee Ramadaan. Barnaamijka waxa inoo soo jeedinaya eebe ajar iyo xasanaad ha ka siiyee Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Farsamaduna waa Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xadiis4.MP3″]     HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKII MAANTA…

        Read More

          DHEGEYSO:Barnaamij ku saabsan Tartankii Quraanka kariimka ee Somaliland oo la soo gunaaday

          Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamij Diini ah oo ku taxaluqa Tartankii Quraan Akhriska ah ee Somaliland oo la soo gunaanaday. Barnaamijka ayaa waxa isku soo duba riday Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi Haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/tartan.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJ KU SAABSAN TARTANKII QURAANK KARIIMKA EE SOMALILAND OO LA SOO GUNAANADAY

          Read More

            DHEGEYSO:Barnaamijkii Xadiiska iyo xalqadii 3aad

            Hargeysa June 26,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha diiniga ee aad inooga barateen iyo xalqadiisii 3aad fadiilatu Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Barnaamijka waxa isku soo dubo rida soona saara wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis3.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKA MAANTA  

            Read More

              Ramadan Fursad wayn oo mudan in laga faa’idayst​o (Muxaadaro​)

              Ottawa June22,2015(SDN/QJ)-Ramadaantu waa fursad qaaliya oo ay adagtahay sida lagu helaa. Waa fursad uu Ilaahay adoomihiisa siiyo sanadkiiba mar, si intoodii shaydaan duufsaday ay ugu soo laabtaan dariiqiisa, intoodii toosnaydana ay khayrka u sii kordhistaan. Ramadaan waa fursad albaabada NAARTA la xidho, kuwa JANADANA la furo. Ramadaan waa fursada shayaadiinta waawayn la xidh xidho si…

              Read More

                Hawlwadeenada Tvga Qaranka Somaliland ee Uk oo wax laga xumaado ku tilmamay hadal ka soo yedhay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen

                London19May16(SDN/QJ)Hawlwadeenada Tvga Qaranka Somaliland ee Uk oo wax laga xumaado ku tilmamay hadal ka soo yedhay Musharaxa Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo ay si fican u soo dhaweyeen xiligii uu ku sugnaa madasha lagu xusayo isaga iyo xubnahii xisbiga Ucid .Musharaxa Madaxaynaha Ucid ayaa waxa uu goobta yimid xili ay dhamatay tabinta Tooska ahayd…

                Read More

                  “Diinta iyo dhaqanka ma lagu badbaadin karaa Qurbaha khaasatana Galbeedka?

                  Ottawa April 15,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Diiniga ahaa ee uu aalaaba idiin soo gudbin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Siciid Cali Axmed. Todobaadkana waxa muwduucu ku saabsan yahay  su’aal ka dhalaytay barmaamijkaas oo ah “Diinta iyo dhaqanka ma lagu badbaadin karaa Qurbaha khaasatana Galbeedka”. Jawaabta su’aashaas ayuu fiidiyowganai ka jawaabayaa.

                  Read More

                    DAAWO:Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha?

                    Ottawa April 13,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Diiniga ahaa ee uu aalaaba idiin soo gudbin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Siciid Cali Axmed. Todobaadkana waxa muwduucu ku saabsan yahay Suaal ka dhalatay barnaamijkii u danbeeyay ee Sheekh inoo soo jeediyo oo ka hadlayay duruusta caruurta lagu baro dugsiyada Ontario ee ku taxaluqa Galmada(SEX). Suaashaas oo aheyd “Diinta…

                    Read More

                      DAAWO: Maxaad ogtahay manhajka sex-education-ka” ee gobolka Ontario Kanada?

                      Ottawa Mar 27,20159SDN/QJ)-Waa mid kale oo ka mida barnaamijyadii diiniga ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed inoo diyaarin jiray. Barmaamijkan hoose waa kalimad aan ku magacaabnay “Ma ogtahay manhajka sex-education-ka” ee gobolka Ontario Kanada dhawaan caruurta loogu dhigi doono. Waa barmamij wacyi galin ah isla markaana waalidiinta u soo bandhigaya arinkan kala gudboon. Fadlan…

                      Read More

                      Barcelona 2 Real Madrid 1 (Daawasho Wacan) Qeybtii Dambe ee Ciyaarta oo Dhameystiran. By Jaahuur.

                      Espain-24-Mar-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula ruqaansaneynaa xagaa iyo Espain oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (La Liga) Horyaalkan ka amar tukaaleeya waddanka Isbaanashka ayaa waxaad moodaa inuu dhakhtar u qorey iney badanka ku guuleystaan labada naadi ee aay ka dhaxeyso xinka badan waa Barcelona iyo Real Madrid. Barcelona ayaa ku hogaamineys…

                      Read More

                        “Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO

                        Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa. Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso…

                        Read More

                          “Xilkaas Maan Aqbalin, Mana Aqbalayo,Diyaar Uma Ihi inaan Xilkasii Qabto Xukuumadda Uu Hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo” Samaale

                          Hargeysa:March,01,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Markii ugu horraysay si rasmi ah u shaaciyey inuu iska casilay Xilka Wasaaradda Waxbarashada oo uu Habeen Hore Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay. Mudane Samaale oo Xalay La Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa  si cad u sheegay inaan xilkaas diyaar u ahayn, isla-markaana aanu qabanaynin oo uu…

                          Read More

                            Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waa 33 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba…

                            Read More

                              Shan Sano ka hor maxay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaidka Somaliland ee Kulmiye iyo Ucid ka Yidhaahdeen Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO.

                              Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 23 sanno oo go,doomin ah Somaliland…

                              Read More

                                Waraysigii dhexmary Abu Sufiyan iyo Hirqal ee ku saabsanaa Nabi maxamed(SCW)

                                Ottawa Feb 14,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii diiniga ahaa ee uu halkan inooga soo jeedin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Saciid Cali Axmed. Barmaamijkan waxa aan ku eegi doonaa Sifooyinka Nabi Maxamed (salalahu Calyhi Wasalam). Waxa aan ku soo qaadan doonaa warysi dhex maray Heraclius oo ahaa hogaamiyihii dawalada Roomaanka ee wqtigii nabiga la soo saaray iyo…

                                Read More