Qaybtii Afaraad ee Feedhyahanka Muhammed Ali oo qurbejoog idiin soo diyaarisay aqris wacan
London 5Feb15(SD/QJ)Muhammed ali wuxuu noqday nin kii ugu horeyey oo misanka culus ee feedhka oo sidii misanka dhexe speedka iyo goosmada u ciyari jiray dadka feedhka dadka ka shekeeya waxay dhaheen wali muhammed ali oo kale horray umaaan arag hadana majiro, 1964 waxa uu noqday ninkii miisanka culus kala wareegay (Sany liston) oo aha nin…
