DAMACA FOGEE DOQONI WAA HALKEEDEE!
Haddii aad joogto wadanka Somaliland gobol ka mid ah ama siiba ahaan Caasimadda Hargeisa, Jarmaadka aroorta hore indhahaaga maxaa ugu badan ee aad ku aragtaa? Quruxdu maaha mid indho lagu arki karo laakiin Waxaad dareentaa shucuur qalbiga ama wadnaha ka imanaysa, Markaasaad nafta u sheegtaa kuna sasabtaa, Alleylehe iftiinkii noloshu waa kaas! Inyar ka dib…
