Holland oo soo Baxdey Iyo Spain oo Ka Huleeshey (World Cup Brazil 2014) By Jaahuur)

Brazil-18-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil  oo xulal daaqadda ka baxeen iyo qaar kale oo wadnaha farta ku haya. Waxaynu ka war qabnaa iney koobkan kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood ,wareegga horana waxaa ka soo baxaya 16-ban,yaa haddaba ka shubey? Haddaba hadeynu soo qaadano labadii ciyaarood…

Read More

Xulka USA Ayaa 2-1 Ku Masaafuriyey Xulka Ghana (World Cup 2014 Brazil) By Jaahuur.

Brazil-16 June-2014 (SDN) Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga brazil oo uu koobka cagta aduunku ka socdo isaga oo maalintiisii 5-aad galey waxaana foodda isla galey oo kala badiyeen sidatan.Germany-4-Portugal-0-,Iran-0-Nigeria-o-,Usa-2-Ghana-1. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxaa madaxa isla galey xulka USA iyo Ghana. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa gool aan la filaneyn…

Read More

Xulka Argentin Ayaa 2-1 Ku Ambabixiyey Xulka Bosnia( World Cup 2014) By Jaahuur

Brazil June 16-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo cariga Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka kubadda cagta ee aduunka oo galey maalintiisii 4-aad,waxaaana foodda maanta islagaley Equador vs Swisserland,France vs Honduras,Argentin iyo Bosnia. Haddaba haddii aynu gudagalno ciyaartii uga xiisaha badneyd oo aay ka soo qeibgaleen dadwene aad u…

Read More

Xulka Holland Ayaa 5-1 Shaandhada Kaga Dhigey Xulka Spain DAAWO (World Cup 2014) By Jaahuur

Brazil-13-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxanu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo koobkii kubadda cagta uu si habsami ah ugu socdo,isaga oo maalintiisii labaad galey iyo xulka Holland oo goolal fara badan ku qarqisey xulka Spain. Haddaba shaley oo ciyaartii ugu horeysey lagu furey waxaynu ogsoonahay iney Brazil 3-1 ugu badisey Coartia,maantana Mixco 1 Camerom 0…

Read More

Xulka Italy Ayaa 2-1 Khaarijisey England Ka Ivory Coast-na 2-1 Ayuu Ku Maquuniyey Japan.(Jaahuur)

15-June-2014(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ka socda Brazil iyo xulka Italy,England,Ivory Coast iyo Japan oo aan waxba isu reeban. Haddii aaynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Italy iyo England oo runtii aad u xiiso badneyd la wada sugeyna ayaan waxba la isu reeban xag farsamo,difaac,iyo weerar badan oo la…

Read More

Xulka Costa Rica Ayaa 3-1 Ku Khaarijiyey Uruguay Ka Colombiyana 3-0 Ku Sagootiyey Gereece.

Brazil-15-June-2014(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna xulal loo hanweynaa. Haddaba aynu gudagalno labadii ciyaarood ee ugu xiisaha badneyd ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Colombiya vs Gereece iyo Costa Rico vs Uruguay. Uruguay…

Read More

Xulka Brazil Ayaa 3-1 Ku Sagootiyey Xulka Coartia(World Cup 2014 DAAWO) By Jaahuur.

San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku aftaxay Brazil oo marti galinta iskale iyo Coatia. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badney ayaa laga daawanayey koonkan ilaahay abuurtey iyo Talafishanada,waxa kale oo ka soo qeybgaley dadweyne…

Read More

Waqtigu waa macallin dahsoon, Ma xasuusataa barigii……… W/Q Mahad Hargeisawi

Sidan miyey kula tahay? Side ayey ahaan lhayd hadii aanay jirin is baddelka habeenkii iyo maalintii, oo lagu jir lahaa uun habeen ama maalin?  Waynu naqaanaa sida wax loo cuno laakiin waxaa inaga huruda oo aanaynu toosinin firfircoonidii iyo kartidii aynu ku soo barbaarney (Creativity) waxaan halkan rabaa inaan kuugu soo tabiyo hogo tusaaleeyana, sidii…

Read More

Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Iyo Banaabaxyada Ka Aloosan San Paulo Yaa u Kala Miciin ah? (By Jaahuur)

Brazil-11-June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunka ka furmi doona barito oo khamiis ah,haddaba mudaharaadada ka socda caasimadda Brazil (San Paulo) maxay saameyn ku yeelan doontaa? Saaxiibayaal waxaynu ka wada dheregsanahay in koobka kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgali doonaan 32-ba dawladood…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Diiday Talo Turkigu Ugu soo jeediyey Inuu Ka Baaqdo Dhaarta Ziizi iyo Cawaaqibka ka Dhalan Kara

Ankara:June,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud ayaa la sheegayaa inuu iska Dhegotiray ka qaybgalka Munaasibadda Dhaarta Maanta Dalka Masar loogu samaynayo Madaxweynaha cusub ee Siisi. Turkiga ayaa madaxweyne Xasan us oo jeediyey inaanu ka qaygelin Munaasibaddaas, isla-markaana aanu qayb ka noqon waxa ay Dawladaha qaarkood aaminsan yihiin ee ah inuu dalkaasi ka dhacay Afgembi buuxa oo…

Read More

Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo…

Read More

Real Madrid Ayaa Loo Boqrey Horyaalka Yurub(Champion League 2014) Markii 4-1 Ku Naasnuujisey Atletico Madrid.(By Jaahuur)

Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha…

Read More

Kooxda Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaadiid iyo Hub ay ka Qabsadeen Ciidanka Kenya

Nairobi:May,24,2014(SDN/QJ)-Ururka Alshabaab ayaa Shacabka usoo bandhigay  Baabuur iyo Hub fudud oo ay lahaayeen ciidamada Kenya, kaas oo ay sheegeen inay Gudaha Kenya kasoo afduubteen. Gaadhigan ayaa ah kuwa ay ciidamda Kenya caanka ku yihiin, waxana ay Al-shabaabku tilmaameen inay Meelo Gudaha Kenya ah xoog kaga soo kaxaysteen Waxa kale oo ay Shabaabku soo Bandhigeen dadkii…

Read More

Delivering life-saving community healthcare services in fragile states

Internal conflict spanning more than two decades has resulted in the disintegration of Somalia’s infrastructure and significantly weakened the government’s capacity to respond to the basic needs of the population, such as access to clean water and appropriate sanitation facilities, adequate healthcare and effective security services. Delivery of key services to prevent maternal and child…

Read More

Bayern Munich Ayaa Ku Guuleystey Germany Cup Final Markii 2-0 Ku Sagootisey Dortmund.(By Jaahuur)

Germany-17-May-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Germany oo Germany Cup Final lagu kala faraxashey,markii aay foodda isla galeen Bayern Munich iyo Dortmund. Labadan naadi ee Bayern iyo Durtmund ayaa ah naadiyada ugu facweyn carigaa Germany walow aay ka dhaxeyso xifafaale ciyaareed marka aay ciyaaro iskaga horyimaadeen. Haddaba ciyaartan oo aad xiisa badneyd…

Read More

Atletico Madrid Ayaa Loo Cumaamadeeyey Horyaalka Spain ee La Liga Markii 1-1 Isla Dhaafiwaayeen Barcelona.(By Jaahuur)

Barcelona-17-May-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalkii Spain ee La Liga oo lagu kala haajirey markii Real Atletico oo hal dhibic u baahneyd ka heshey Barcelona loona caleemo saarey hanashada La Liga 2014. Ciyaartan oo la wada sugayey waxay ka dhacdey garoonka weyn ee Barcelona (Campo Nou Stadium) waxaana ka soo qeyb…

Read More

Arsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull City.(By Jaahuur

London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne caga cageynaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Haddii aynu u jiheysano ciyaarta qeybtii hore daqiiqaddii 4-aad waxaa Hull City…

Read More

Xiddigga Reer Argentiin Leo Messi Ayaa Ku Nagaadi Doona Barcelona Noqdeyna Ciyaaryahanka Ugu Qaalisan Aduunka.(By Jaahuur)

Barcelona-17-may-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddiggaa reer Argentin una ciyaara naadiga Barcelona Leo Messi ayaa heshiis la galey Camp Nou. Heeshiiskan oo socdey wiigaggii aynu soo dhaafney ayaa is afgarad ku dhamaadey markii uu Messi qalinka ku jiidey 16.3 Million oo lacagta Ingiriiska ah,ayaamaha soo socdana waxaa shaaca laga qaadi doonaa inta xagaa…

Read More