Tababare Diamantino Miranda oo Lagu Amrey Inuu 48-Saacadood Kaga Baxo Mozambique Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.
Mozambique-Oct-12-2013- (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo Afrika iyo Wasiirka Shaqaalaha ee Mozambique Helena Taipo oo cambaareysey Tababare Portaqiis ah oo aflagaadeeyey dalka. Tababarahan oo lagu magacaabo Diamantino Miranda macalina u ah kooxda Costa do sol Club kana dhisan caasimadda Maputo,waa inuu Sabtida ka baxaa waddanka sidaana waxaa ka dhawaajisey Helena. Bishii aynu soo…
