“markii aniga iyo cali Guray way waalanyihiin la yidhi ayaanu qaar miyir qaba u doonnay” Faysal cali waraabe
halkan ka dhegayso Eng.faysal cali waraabe oo difaacay Golaha wadatashiga

qurbejoog
halkan ka dhegayso Eng.faysal cali waraabe oo difaacay Golaha wadatashiga
Fiorentina-Italy-July-19-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku soo qaadaneyna kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah uga socda daafaha aduunka. Alaaba naadiyada waaweyn ayaa wakhtiyada xagaaga ee fasaxyada lagu jiro ayaa waxay ku tartamaan ciyaartooy kala iibsiga. Haddaba waxaynu maanta booqaneynaa xaggaa iyo Talyaaniga siiba Fiorentinia oo xiddigoodii reer Montonegro Stevan Jovetic ka iibisey Man City…
TIMIKA-Indonesia Sep-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaa iyo carigaa Induuniisia. 17-an qofood ayaa ku dhimatey oo ay 12-an dumar yihiin 38-eed kalana way ku dhaawacmeen,markii laba ciyaaryahan oo feedhtamayey(Boxing Mach) taageerayashoodii kuraas isku tuurid bilaabeen. Ciyaartan oo ka dhacdey garoon ku yaala magaalo yar oo la yidhaahdo Nabire kana mid ah Induniisia ayaa…
Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…
Ivory Coast-Abdijan-July-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyna xagaa iyo Galbeedka Afrika Ivory Coast oo xiddigoodu Didier Drogba u dhisayo Cisbitaalo (Hospitals). Warkan oo ka soo shaac baxay Abidijan ayaa xiddigan kubadda cagta ee caalimiga ah ee reer Ivory Cost Didier Drogba ayaa waddankiisa ugu deeqey inuu u dhiso 5-an Cusbitaal oo 5-an magaalo…
Laascaanood July 14,2013(SDN)-Dalada Haweenka ee Hanaqaad ayaa cusbitaalka magaalada Laascaanood waxa ay gaarsiiyeen deeq Lacageed oo ay ugu talogaleen qeybta cudurka TBda. Deeqdan oo loogu talo galay in bukaanada ay ka saacido soonka bisha Ramadaan ayaa si weyn loo soo dhaweeyay,DAAWO.
Laascaanood July 13,2013(SDN)-Habo ka qalin jabiyay machadka Al Furqaan iyo qaar wax ka barta dugsiyada magaalada Laascaanood ayaa bilaabay soo saarida Jariirad magaaladaas ka soo bixi doonta. Jariirada oo ah mid ka wax ka qori doonta waajibaadka diiniga ah ayaa ku soo bixi doonta luuqada Carabiga,DAAWO.
Hargeysa July 13,2013(SDN)-Waa barnaamij Diini ah oo ku saabsan Fadliga bisha Barakeysan ee Ramadaan iyo faaiidooyinkeeda. Barnaamijkan oo uu inoo soo gudbinayo Sheekh Dirir ayaa ka baxay TVga Somali Channel,DAAWO.
Masar-Qaahira-July-12-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qodobadeena faaqidaadda ciyaaraha waxaynu ula ambabaxaynaa xagaa iyo carigaa Masar. Xiddigga reer Masar una safta naadiga faca weyn ee Al Ahly ahna kabtanka xulka qaranka ee Masar Maxamed Aboutrika ayaa ku biiray banaabaxyada looga soo horjeedo dawladda lana safety akhwana muslimiinta ku hawlan in loo soo daayo Mursi xukunkiisiina dib loogu celyo. Haddaba Jaahuur…
London-Wimbledon-July-08-1013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala faraxashey koobka Wimbledon Grand Slam. Haddaba labadii wiig ee aynu soo dhaafney waxaa si xiisad leh uga socdey carigaa Ingiriiska koobka Tenista ee loogu magacdarey Wimbledon Grand Slam,waxaana ka soo qeybgala ciyaartoy badan oo aduunka caan ka ah Gabdho iyo Wiilalba….
Mog-Das- Cruzes-Brazil-June-2nd-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxayn ula kacaynaa xaggaa iyo carigaa Brazil oo aynu ku eegeyno xiddiga d’ada yar ee reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior). Neymar Da Silva Junior wuxuu ku dhashey Mog Das Cruxes Brazil Sannadkii February- 05-1992, sida aynu wada ognahay Neymar waa ciyaaryahan reer Brazil ah wuxuuna ka soo ciyaaray La Liga…
Berlin July 01,2013(SDN)-Sarkaala sare oo ka tirsan xukuumada Jarmalka ayaa ku eedeeyay xukuumada Obama in ay ula dhaqantay xulafadeede ku eegtay habkii “Dagaalka Qaboow”,ka dib kolkii mid ka mida Jariiradaha dalkaasi uu soo bandhigay xog tibaaxeysa in Sirdoonka Mareykanku basaasay xafiisyada Midawga Yurub. Wasiirka Cadaalada Jarmalka Sabine Leutheusser-Schnarrenberger ayaa ka jawaabayay xog lagu daabacay Jariirada…
Rio-De-janerio-June-30-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo carigaa Brazil iyo koobkii Fifa Confederation Cup oo lagu kala faataxaystey markii Brazil aay 3-0 ku dubatey Spain. Akhyaarta ciyaartan oo aad u xiisa baneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne garoonka soo buux dhaafiyey oo kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac ee waraabowga qaba….
Fortaleza-June-28-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta diiraddda ku saareynaa koobkii Fifa Confederation Cup ee sida habsinimada uga socdey xagaaiyo cariga Brazil oo ku soo caga dhigtey ciyaartii kama dambeysta Final,waxaana isu miciya lisanaya Brazil iyo Spain. Haddaba labadan xul oo runtii aan ladhayalsan Karin ayaan la sadaalinkarin kii ku guuleysan doona. Haddii anu yara cabirno labadan…
Boston-june-25-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo Mareykanka iyo Chicago Blackhawks oo ku guuleysatey koobka waqooyiga Ameerika caanka ka ah ee Stanley Cup,Markii ay 3-2 ku khaarijisey Boston Burins. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa labadn kooxood isla soo gaadheen kulankii lixaad (Game-6) oo aalaba kooxdii badisa afar jeer ku guuleysato ama…
London-June-24-2013-qurbejoog.news.com-Ottawa- Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska oo uu manta ka furmey Wimbledon Grand Slam. Saaxiibayaal koobabkan lagu magacaabo Grand Slam ayaa mid kastaaba wataa magacyo kala gooni ah sida Wimbledon,Usa Open,France Open,Australian Open, iyo wixii soo raaca oo kale,waxaana ka soo qaybgala ciyaarto badan oo ka kala yimaadda aduunka daafihiisa Gabdho…
Fortaleza-Brazil-June-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu ka socdo koobka Fifa Confederation Cup oo aalaba la dhigo inta aan la bilaabin koobka kubadda cagta ee aduunka Haddaba ciyaar aad u xiiso badneyd kana tirsaneyd koobkan waxaa isku nafbaxay Spain oo koobka Aduunka haysata iyo Nigeria iyana haysata koobka qaaradda…
Brazil-June-23-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta aadeynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka lagu magacaabo Fifa Confederations Cup. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobkan ayaa waxaa manta foodda isla galey Brazil iyo Italy,ciyaartan oo aad u xiisa badneyd waxaa qeybtii hore ee ciyaarta iska maamulanayey dabcan Brazil. Ciyaartan oo aad u…
Jeruselam-Israel-June-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaagaa iyo Yahuudda Israel iyo Jeruselam oo lagu soo gabagabeeyey horyaakii Yurub UN-21 markii Xulka Spain 4-2 hilfaha uguqaadey xulka Talyaaniga. Haddaba ciyaatan oo kamadambeys ahayd FINAL ayaa la filayey ney noqoto ciyaar xiiso dan,laakiin waxay isu bedeshey ciyaartii uGu caajiska badneyd markii qeybtii hore ee ciyaarta lagu…
Gebilay 17.June (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliiska Somaliland iyo Ku Simaha Xeer-Illaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Kormeer Shaqo ku Tagay Magaalada Gabiley si ay u soo Xaliyaan Khilaaf soo Kala Dhex galay Maxkamada Gobolka Gabiley iyo Xafiiska Xeer-Illaalinta ee Gobolkaas. Khilaafkan ayaa Salka ku Haya kadib markii ay in ka badan Toban Cisho ay Saldhiga Booliska…