Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)
Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan…
