Laacibka Lionel Messi oo ku dhow inuu jabiyo rikodhka gool dhalinta caalamka

Barcelona Nov 26,2012(SDN)-Kooxda Barcelona ayaa 4:0 ku dhirbaxadey kooxda Levante, ciyaar maanta dhexmartey oo ka mida Ciyaaraha koobka La Liga ee dalka Spaina. Hadaba laacibka Lionel Messi oo caalamka looga yaaqano mishiinka kubada cagtaa ayaa 2 gool oo goolaasha ka mida qeybtii danbe ee Ciyaarka ku luley shabaga goolka kooxda Levante, waxaaney labadaasi gool noqonayaan…

Read More

Man United oo 3-1 Ku Khaarijisey QPR

Old  Trafford-Nov-25-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku eegeynaa ciyaar  aad u xiisa badneyd kana tirsanaeyd horyaalka ka socda carigaa Ingiriiska( Premier League) dhexmarteyna Man united iyo Queens Park  Rangers. Runtii ciyaartan oo aad iyo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne aad u badan oo garoonka soo buuxiyey iyo dabcaan waxaana halkaa…

Read More

Tery Henry oo laga yaabo in uu kooxdiisii hore ee Arsenal u ciyaari doono

Paris Nov 22,2012(SDN)-Laacibka Thierry Henry oo imika dadiisu tahey 35 jir ayaa wuxuu bilaabey inuu mar kale la tababarto kooxdiisii hore ee Arsenal, waxaan dhici karta in Macalinka kooxdaas Arsene Wenger  uu Henry  u qondanayo soo noqosho cusub. “Haa wuu nala tababartaa, lakiin ma garanyo inaan sameyn doono inuu kooxda u ciyaaro bilowga sanadka cusub….

Read More

David Beckham oo Ka haajiraya La-Galaxy Xageesu Ku Biyo Shubandoonaa?

Los Angeles-Nov-21-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer England ee u ciyaara La-Galaxy David Beckham oo ka dhawaajiyiy inuu ka haajirayo kooxdan Galaxy baisha December ee foodda inagu soo haysa. Haddaba David iyo Galaxy ayaa ka dhawaajiyey Isniintii G’aankan difaacanayana horyaalka,waxayna ciyaarta kamadambeysta ah (FINAL) isku dhamaandoonaan HOUSTON December 1-da. Laacibkan 37-jirka ah ayaan…

Read More

Kulankii Ciyaareed Obama Iyo Peppin.(SAWIRO)

Chigago-Nov-11-12-qurbejoognews.cSaaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Talaadadii aynu soo dhaafney una dambeysey doorashadii ka dhacdey Mareykanka iyo Obama oo maalintaas la ciyaarayey Basket ball xiddigii reer Chigago ee baradsamaadkii Scottie Pippen iyo asxaab kale. Pippen iyo saaxiibkii oo ay u wada ciyaari jireen Chigago Bulls Randy Brown ayaa waxay ku casuumeen in ay ciyaaraan…

Read More

Xisbiga Ucid oo Ansaxiyey Masuulintii Qarada Yurub iyo Waqooyiga Maraykaka

Hargaysa Nov10/12(SDN)Xisbiga Mucaaradka ee Ucid aya ansaxiyey  Masuulinta Xisbigaas u qabilsan Qaradaha yurub iyo Maraykanka ka dib markii ay kormeer ku tageen wadamaas iyo sii xisbiga loo dardar galin lahaa kuwaas oo ay ka soo xuleen war saxafadeed u soo saray xisbiga oo ku saxeexan yahay Xoghayaha xisbiga ayaa u qorna  sida tan. JAMHUURIYADDA SOMALILAND…

Read More

Tartankii kubadda cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo oo galabta la soo gabagabeeyay

Gaalkacyo Nov 08,2012(SDN)-Waxaa galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu soo afmeeray tartankii kubadda cagta ee dhalinta da’da yar ee ka kala socday Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo ay ka qayb galayeen 8eed kooxood, soona socday illaa iyo 13kii September dhamaadayna maanta oo taariikhdu tahay 6da bisha 11aad sanadka…

Read More

Madaxwaynaha Soomaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelanayso Laanta Socdaalka

  Hargeysa (SDN) 0 3-11,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo loo dhisay laanta socdaalka Somaliland. Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu ka qayb-galay Munaasibad lagu qabtay xarunta uu xadhiga ka jaray, taasi oo ay ka qayb-galeen Wasiirka arimaha gudaha, saraakiisha amaanka iyo sarkaal sare oo…

Read More

Mucaaradayadu Maaha Mid Dalka Duminaysa Ee Waa Mid Dhisaysa Guddoomiyaha Ururka DALSAN Iyo Ololaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Afraad Galay

Hargeysa (BMC)– Urur Siyaasadeedka DALSAN oo ololaha u lahaa Maalinta afraad ee Maalmaha ololaha doorashada, ayaa maanta fagaarayaasha Gobolada dalka ku soo bandhiya cududa taageerayaashiisa. Taageerayaasha Magaalooyinka dalka ee Hargeysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo Boorama, ayaa subaxdii hore isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaalooyinkaasi, iyagga oo sitay calanka Dalsan iyo Sawirada Musharixiinta golayaasha deegaanka. Taageerayaasha…

Read More

Tababaraha Xulka Itoobiya Maxaa u Qarsoon?

Adis-ababa-Oct-31-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Itoobiya Sewnet Bishaw ayaan jixijixeynin markii uu u koobka qaaradda Afrika u soo baxay. Haddaba tababarahan xulka Itoobiya Sewnet Bishaw ayaa aad  iskugukalsoon,isaga oo ku hadaaqaya inuuna kooxna ka baqeynin kuna kalsoon yahay xulkiisa. Sewnet Bishaw oo runtii ixtiraama kooxha kale niyo…

Read More

Kooxda Comsed oo ciyaar lagu maamuusayay Ciida 5-1 kaga badisay kooxda 1Nation ee Boosaaso

Garoowe Oct 30,2012(SDN)-Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale Stadium ku dhex martay kooxda Comsed FC iyo kooxda 1 nation oo lagu maamuusayay maalmaha Ciida oo ku soo beegantay maalin uu magaalada ka da’ayay roob ayaa soo jiidatay indhaha boqolaal qof oo garoonka isugu yimid. Furitaankii ciyaartani waxaa ka hadlay gudoomiyaha…

Read More

Xisbiga Ucid Laantisa uk oo Hambalyo iyo Taagero u Diraya shirki golaha dhaxe iyo goamadii ka soo baxay

london Oct29/12 Xisbiga Ucid laantisa uk aya waxay hambalyo iyo taagero u dirayaan hogaanka cusub ee la doortay xisbiga ucid iyo guusha uu ku dhamaday shirwaynahii golaha dhaxe ee maanta ku qabsoomay caasimada wadanka somaliland ee Hargaysa iyaga oo hamalyo u diraya murashaxa madaxwaynaha Aqon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkisa Cabdirasid Xasan Mataan…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafuud Balaran oo Ka Socda Wasarada Arimaha Dibada Talyaaniga iyo Midawga Yurub

Muqdisho Oct23/12 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SHeekh Maxmuud  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaasi Gulia Terzi. Madaxweynaha iyo wafdiga Dowladda Talyaaniga ka socday ayaa waxay wada yeesheen kulan qaatay saacado kaasi oo ay uga wada hadleen xiriirka labada wadan iyo…

Read More

Xiriirka K Cagta Ashia Ayaa Raali Galiyey Markii Danyeerada Saxaaraha Ugu Yeedheen Xulka Imaaradka.

AFC-Oct-20-1012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa xiriirka kubadda cagata AFC(Ashian Football Confederation) oo ka raaligaliyey (Apologise) dalka Imaaraadka markii uu sarkaal ka tirsan AFC ugu yeedhey xulka qaranka kubadda cagta ee Imaaraadka Daanyeerkii Saxraaga (Sand Monkey). Haddaba xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Imaaraadka oo loogu yeedho (ALABYAD—-WHITE) ayaa runtii sumcad weyn ku leh hab…

Read More

Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london

London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen  socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota…

Read More

Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay

Muqdisho 19/10/2012  (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan…

Read More

Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale

Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa  Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii…

Read More