Cali Khaliif Oo Cambaarayn Kala Kulmay Qaar Kamid ah Taageerayaashii Durbaanka u Tumi jirey
Muqdisho:Sep,21,2014(SDN/QJ)-Xubno katirsan odayaasha durbaaka u tuma Kooxda Khaatumo, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Muqisho ku sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan Hannaanka uu Cali Khaliif u magacaabay xubnaha uu wasiirrada ku sheegay xilli uu wali ku dhuumaalaysanayo dhirta dhexdeeda. Cabdillaahi Sheekh Cabdi oo ka mid ah odayaasha sida joogtada ah ula…
