Gudoomiyaha Gobolka Gebilay oo Macaaradka ku eedaysay Masuuliyadda Muddaharaadkii Gabiley iyo Jawaabta Xisbiyada
Gebilay 20.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ku eedeesay Masuuliyadda Muddaharaad xooggan oo shalay gilgilay magaalada Gabiley, isla markaana sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo ay Xukuumaddu sheegtay inay si buuxda abaabulka iyo kicinta dadweynaha Muddaharaadayey uga qayb-qaateen, Siyaasiyiin, Masuuliyiin iyo Xildhibaanno Xisbiyada Mucaaradka ah ka…
