Akhriso 27-Tallaabo Horumarineed Oo Uu Madaxweyne Erdogan Ku Galay Taariikhda Dalkiisa iyo Midda Islaamkaba

    Ankara:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Turkiga Rajeb Tayib Erdogan, ayaa dunida si weyn looga Hadal hayaa wax qabadyo layaab leh oo uu dalkiisa ka hirgeliyey muddooyinkii uu Ra’isal wasaaraha ka ahaa dalkaasi. Erdogan ayaa noqday hoggaamiye aan wax qabadkiisa la iska indho tiri Karin, isla-markaana dhiirranaan iyo hal adagynimo ku caan ah, waxana uu baal dahab…

    Read More

      Muhaajiriin Soomali u Badan Oo Ciidanka Badda Giriigu Gacanta Ku Dhigeen

      Atens:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Muhaajiriin Tiradoodu gaadhayso 65-qof oo u badan somali ayaa ay ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Giriigu gacanta ku dhigeen. Dadkan ayaa la sheegay inay ka yimaadeen dhinaca Turiga, isal-markaana ay beegsanayeen gelitaanka Dalka Giriiga oo isagu marin u ah dadka doonaya inay Galaan Galbeedka Yurub. Warbaahinta dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Ilaaladda Xeebaha u gurmadeen dooni…

      Read More

        Walaalka La Dhashay Orodyahan Mo Farax Oo Tuugonimo Lagu Eedeeyey, Xabsigana La Dhigay

        London:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayso warbaahinta Dalka Brtain, waxa xabsiga la dhigay Wiil ay walaalo yihiin orodyahanka soomaaliyeed ee Mo Farax, kaas oo lagu eedeeyey inuu gacan-dhaaf sameeyey. Warbixin lagu qoray Wargeyska The Daily Mirror ee ka soo baxa magaalladda London ayaa lagu sheegay in Orodyahanka caanka ee Mo Farah walaalkiis oo lagu magacaabo Omar farx la…

        Read More

          Dood Cilmiyeed lagu Faaqiday Caqabadaha ka horeeya Doorashooyinka oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ka Muquurteen,Aragtida Labada Xisbi Mucaarid DAAWO/DHAGAYSO

          Hargaysa 18.Aug 2014 Akaadimayada nabada iyo horumarka Somaliland ayaa Maalintii Shalay  hotel maansoor waxa ay ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka somaliland. Dood Cilmiyeedkan oo qorshuhu ahaa inay Si Wada Jir ah uga qayb qaataan Komiishanka Doorashooyinka,Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada ayaa Waxaan ka soo Xaadirin Madashii dooda Xukuumada iyo Xisbiga ay ka dhalatay…

          Read More

            Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Qallin Jebinta Dufcadii 13aad ee Jaamacada Camuud DAAWO

            Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Shalay magaaladda Borama kaga qayb galay xaflada qalin jabinta Dufacaddii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud ,Kuwaas oo ka koobanaa 621 Arday, kuwaas oo ka baxay 12 Kuliyadood oo Ka Tirsan Jaamacada Camuud . Gudoomiyaha Jamaacada Camuud ayaa Madaxweynaha Warbixin Kooban Siiyay Markaas…

            Read More

              Wasiir Saleebaan Xaglo Toosiye oo Kormeer ku tegay Deegaano uu adeega Caafimaad aad u hooseyo DAAWO

              Berbera 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wefti Weheliya ayaa Kormeer Shaqo oo Xadhiga kaga jarayay Xarumo dhinaca Xanaanaynta Hooyada iyo Dhalaanka ah ku tagay Deegaanka Ceel Sheekh iyo Bula xaar . Ceel Sheekh ayaa ahayd Deegaan ka aradan dhamaanba adeegyada Caafimaad isla markaana aan ilaa…

              Read More

                Danjire Nicholes Key oo ka Jawaabaya Dalab uga Yimid Xukuumada Somaliland Lana Filayo inuu Maanta soo Gaadho Hargaysa

                Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Nicholas Kay oo ah Ergayga Qaramada Midobay u Qaabilsan Somalia iyo Somaliland, ayaa la filayaa inuu Maanta Soo Gaadho Caasimada Somaliland ee Hargaysa Isagoo ka Soo Kicitimi doona Magaalada Garowe oo uu Kulamo kala duwan la leh Hoggaanka maamulkaas. Nicholas kay Sida ay sheegayaan wararku booqashada Punt land ayaa la xidhiidha…

                Read More

                  Mashruuca Qaabaynta Magaalooyinka Waaweyn oo Berbera lagu Ibo furi doono {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka waa weyne ee Somaliland kaasi oo afka qalaad loo yaqaano Master plan waxaanna Mashruucani Lagu Bilaabi doonaa Magaaladda Berbera ee Caasimadda Gobolka Saaxil. Wasiirka hawlaha Guud iyo Guriyaynta Mudane Cabdirisaaq Khaliif Ahmed…

                  Read More

                    Saddex Wariye Oo Gacanta Nabadsugidda Somalia Ku Jira iyo Wasiirro Ka Qaybgalay Su’aalihii La Weydiinayey

                    Muqdisho:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Nabadsugidda Somalia ayaa wali xabsiga kula hadhay saddex ka mid ahaa wariyayaal 20-ku dhawaa oo muddo saddex cisho ah u xidhnaa kana tirsanaa idaacadaha Shabelle iyo Sky. Saddexdan wariye ayey ciidanku diideen inay sii daayaan, waxana ay tirada kale ee wariyayaash u sheegeen inay iska baxaan, balse aan saddexdaas loo ogolayin inay jeelka kasoo…

                    Read More

                      Taliye Fadal iyo Xildh. Nacnac Oo Ku Guulaystay Inay Xabsiga Ku Guraan Cuqaasha Beesha Cabdale Arab oo Kasoo Horjeestay Go’aankii Muranka Deegaanka Balli Diiriye

                      Burco:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Boliska Deegaanka Burco ayaa habeenkii xalay Xabsiga u taxaabay Xubno ka tirsan Beesha Cabdale Arab oo ka mid ah Beelaha isku Haya Deegaanka Ballid Diriye ee Gobolka Togdheer. Xadhiga Waxgaradkan ayaa la sheegay inay Xukuumaddu ka Dambaysay, isla-markaana uu daba socda Hadallada iyo Ficillada ay Waxgaradka Beesha kaga Fal Celiyeen Go’aanadii dhawaan laga soo…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Saacado Kooban kadib ka soo Huleelay Boorama Xili aanu Xalin Tabashada Shaqaalaha Caafimaadka Cisbitaalka Boorama oo 8 Bilood aan Wax Mushahar ah arag

                        Boorama 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Isla Xalayba ku soo laabtay Caasimada hargaysa kadib markii uu Magaalada Boorama kaga qayb galay Qalin jebinta Dufcadii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud iska markaana uu Xadhiga ka jaray Mashaariic ay dawlada hoose ee Magaaladaasi Hirgalisay. Geesta kale Shaqaalaha caafimaadka ee…

                        Read More

                          R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

                          Muqdisho Aug 18, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo Amniga Caasimadda iyo Hiigsiga 2016. Waxana kulanka goobjoob ahaa xubno ka socday labada gole ee dowladda. Sidoo kale intii uu…

                          Read More

                            Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Boorama iyo Caawa oo uu dib ugu soo laabtay Caasimada SAWIRO

                            Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa saaka u amba-baxay Gobolka Awdal gaar ahaan Caasimadiisa Boorama, ujeedada safarkan ayaa ahayd inu madaxweynuhu ka qaybgalo Qalin-jabinta Jaamacada Amoud University oo ay maanta ka qalinjebisay Dufcadii 13aad, Ardaydaasi oo dhamay 621 Arday.   Madaxweynuhu waxa uu safarkiisa ku soo maray Gobolka…

                            Read More

                              Socdaal Xubno Wasiiro ahi Maanta ku Tageen Magaalada Baydhaba iyo Ujeedada uu daaran yahay

                              Baydhaba 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wafdi wasiirro ah oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga oo uu hogaaminayay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha , Khaalid Cumar Cali ayaa waxaa ka mid ah wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga, Cabdalla Xuseen Cali. Wasiirrada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee…

                              Read More

                                Madaxweyne Gaas iyo Danjire Nicholos Key oo ka Wada hadlaya Xidhiidhka Punt land iyo Dawlada Federaalka

                                Garowe 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland . Soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ayaa waxa ka qayb qaatay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Dowladda Puntland,Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland,Maamulka Gobolka Nugaal iyo Dadwayne…

                                Read More

                                  Hogaankii Hagi lahaa Qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka Solja oo Maanta la Doortay

                                  Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddida qaban qaabada Shirweynaha shanaad ee Ururka Suxufiyiinta Solja ayaa manta doortay hogaanka hagi doona Hawlaha guddida qaban qaabadda. Guddida qaban qaabada Solja waxay gudoomiye u doorteen Maxamed Maxamud (Ilkacase), Ku-xigeen Najax Aadan Cunaaye,Xoghayana Yaxye Sh Ismaaciil. Guddidan oo manta ay u ahayd maalintoodii koowaad waxa laga rajaynayaa inay shirweynaha Solja…

                                  Read More