Halkan Ka Daawo: Ururka Dhaqaalayanka Somaliland Oo Laga Furay Magaalada Hargeisa Iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gudoomiye Looga Dhigay

    Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ) ururka dhaqaalayanka somaliland o laga furay magaalada hargeisa iyo wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka somaliland sacad cali shire oo gudoomiye looga dhigay ururkani ayaa inta badan ka kooban dhaqalayanka somaliland ee ka soo baxay jaaamcadaha somaliland   Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Joog Concat@somalidiasporanews.com

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo ku Sugan Boorama kana qaybgalay Qallin jebinta Dufcadii 13 ee Jaamacada Camuud

      Boorama 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalilad Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka qeybgalay dufcadii 13aad ee ka qalin-jabisay Jaamacada Camuud ee Gobolka Awdal. Weftiga madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boorame, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Maamulka heer gobol iyo mid degmaba. Kadib waxa uu Madaxweynaha Somaliland uu u gudbay Xarunta…

      Read More

        Madaxda Qaranka oo Addis ababa kaga qayb galay arday qallin jebisay DAAWO

        Addis ababa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka Tirsan Somaliland ayaa Magaalada Addis ababa Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Ururka Midowga Afrika waxay kaga qayb galeen Madal ay ku qallin jebinayeen arday ka baxday Jaamacada New Generation faraceeda Caasimada hargaysa. Addis Ababa SDN/QJ…

        Read More

          Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014

          Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa  guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay  diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen ….

          Read More

            Xildhibaan Qabile oo ka hadlay Shaqqaqada Ka taagan Deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ee Gobolka Togdheer

            Hargeysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal waano ah u diray dhinacyada isku haya baliga Diiriye ee gobolka Togdheer. qoraalka Xildhibaan Qabile ayaa sidan u dhignaa:   BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM   WASALI WASALIM WA BAARIK CALAA MUXAMADIL AMIIN, WA AALIHII WA SAXBIHII .   Islaamka waxa astaamahooda ka mid ah in uu xor yahey…

            Read More

              Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldan Maxamed C/qadir Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Muranka Dhulka Ku Salaysan Ee Baliga Diiriye Guuleed

                Hargeysa August-16-2014 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii u horaysay ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Muranka dhuleed ee u dhexeeya Beelaha Cabdalle Arab iyo Habarjeclo ee Degaanka Diiriye Guuleed.Waxa uu xukumadda ku dhaliilay inaanay dadkii ehelka u ahaa xalinta khilaafkaasi u marin, isagoo sheegay inay ahayd in Wasiirka daakhiliga iyo…

              Read More

                Guddoomiyeyaasha KULMIYE iyo WADDANI oo Khudbado Miisaan Leh ka Jeediyey Madal Kulmisay inta Badan Madaxda Afrika

                Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo dhiggiisa xisbal-xaakimka talada haya ee KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbado miisaan leh oo isugu jira garnaqsi ku saabsan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo dalabyo culus ka jeediyey kulan ka dhacay xarunta Midowga Afrika…

                Read More

                  Wasiiro ka tirsan Somaliland oo ku soo wajahan Boqortooyada Ingriiiska iyo Ujeeda Boqashada oo la shegay inay ku lug ledahay Nabad galyada Somaliland

                  London August 17, 2014 (SDN/QJ/)warar aan ka helay ilo xogagaal oo shabakada wararka ee qurbejoog ayaa waxa la xaqijiyey in xubno wasiiro oo ka tisran xukumada somaliland ay ku soo fool leyahiin wadankan Uk wasaaradiisa arimaha dibada taas oo loga hadlayo arimaha amniga ee somaliland ,xubanhan oo ka gaabsaday magacooda ayaa waxay shegeen in ujeeda…

                  Read More

                    Baqaha Ebolaha Oo Sii Kordhaya Iyo Kenya Oo Joojisay Duulimaadyadii Galbeedka Afrika

                    Nairobi:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Xilli uu sii xoogaysanayo Xawaaraha uu ku socdo Cudurka Ebola, ayaa waxa soo Badanaya Dalalka joojinaya Duulimaadyada ka imana Dalalka Galbeedka Afrika oo ah Meeshii cudurkani ka dillaacay. Shirkadaha diyaaraha ee Iska joojiyey tegitaankii Galbeedka Afrika, ayaa waxa ugu dambeeyey Shirkadda Kenyan Airways oo soo saartay war ah inay joojisay duulimaadyadii ay Dalalkaas ku tegi…

                    Read More

                      Garbo(Kaawo) Soo Duntay Oo Keentay Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Danyar ahaa

                      Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la Ogyahay Saddex Qof ayaa dhimatay Toddoba kalena waxa soo gaadhay Dhaawac kadib markii ay soo duntay Garbo ama Kaawo laga qodayey Dhagaxa dhismaha loo adeegsado. Kaawada Duntay oo ku Taallay Agagaarka Magaalada Muqdisho, ayaa dadka ku waxyeeloobay ay  ahaayeen shakhsiyaadkii noloshooda kala soo bixi jirey Qodiska ciidda iyo dhagaxa, kuwaas…

                      Read More

                        “Ninbaa been sheegay, kadibna Aduunka dagaal geliyay Qiso Cajiib ah,Ciraaqi hore u sheegay in Sadaam Xuseen Haysto Nuclear Muxuu Sidaa u Yidhi DAAWO?

                        Parlini 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Curveball ama Rafid Ahmed Alwan Al-Janabi waa nin Ciraaqi ah 1999 ayuu Jarmalka iska dhiibay, sida dhacdo badanaa, dacwadiisii uu ku doonaayay Magangalyada ayuu ka been sheegay, been aad u weyn oo ah in uu yahay Injineer, kana soo shaqeeyay Sadaam Xuseen meesha uu Hubka Halista ah ee Nuclear-ka ku abuuro,…

                        Read More

                          Suldaanka Guud ee Beesha Arab oo Luqad aan looga baran kula hadlay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Boosaha DAAWO

                          Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku baaqay in Ciidamada ay xukuumadu geysay deegaanka Bali-Diiriye Guuleed ay ka saarto,isla markaana laga shaqeeyo umadda nabadgelyadeeda. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu sidaa ku sheegay shir-jaraa’id oo uu  ku qabtay Magaalada Hargeysa. Suldaan Cumar Suldaan…

                          Read More

                            “Waxaanu leenahay Xukumaddu degdeg ha u horkeento Golaha wakiilada Sharciyada Komishanka Doorashooyinka” Xildhibaan Ibraahin Buubaa

                            Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha gudiga Joogtada  ah ee golalaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa Xukuumadda Somaliland ka dalbaday in ay si deg deg ah ugu soo gudbiso golaha wakiiladda Somaliland xeerka gudiga doorashooyinka Qaranka. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa waxaa uu tilmaamay in xeerka gudiga Dooradhooyinka Qaranku in uu yahay mid muhiimadiisa leh isal markaana…

                            Read More

                              Hub-ka-dhigista Muqdisho Oo Aan Saamayn Doonin Yuusuf Indha-cadde Iyo Sababaha Keenay

                              Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Muqdisho ka socda Hawlgallo Ballaadhan oo Hubka lagaga dhigayo Qabqablayaal dagaal ooh ore iyo Rag xilal hore kasoo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee Somalia oo Aqalladooda ku Haysta Hub iyo Maleshiyo ay gaar u leeyihiin. Hubka dhigista socota oo keentay dhimasho iyo dhaawac badan, ayaa la sheegayaa inaan loo sinayn, isla-markaana aan wada…

                              Read More

                                `“Raggii wuu soo qaxay oo bahalkii Qaadka la odhan jiray markii laga joojiyay” Muuse Biixi oo Sheegay in Muqayiliintii Qurbejoogta ahaa hargaysa ku soo bateen sannadkan

                                Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tirada Qurbo-joogta dalka ku soo noqday ayaa sanadkan ka badan sanadihii hore, sida waxa xaqiijiyay Sarkaal ka hawl-gala Madaarada dadku ka soo degaan ee Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa Munaasibad casho sharaf u sameysay qurbo-joogta dalka ku sugan, taasoo lagu qabtay hudheel weyn oo ku yaalla Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Xisbiga talada haya…

                                Read More

                                  Kulan Maanta Garowe ku Dhex Mari doona Danjire Key iyo Isimada Punt land iyo Waxyaabaha uu daaran yahay

                                  Garowe 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud QM u qaabilsan arrimaha Somalia Danjire Nichalos Key ayaa lagu wadaa maanta inuu magalo madaxda Puntland ee Garowe kulan kula yeesho Isimadda Puntand intooda ku sugan magalada Garowe. Kulankan uu Kay Waxgaradka Puntland la qaadanayo ayaan wax badan laga ogayn iyo sababaha keenay inuu la…

                                  Read More

                                    Dawlada Federaalka Somalia oo La sheegay inay Si Hoose uga baxday Heshiiskii Qaxoontiga

                                    Muqdisho 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Federaalka Somalia ayaa markii Labaad ka baxdey heshiis la damacsanaa in dib loogu celiyo 500,000 oo Somali ah kuwaasoo qaxooti ku jooga dalka Kenya, sidaas waxaa sheegey saraakiil ka tirsan Wasarada arrimaha dibada Kenya. Kulan arinkaan looga wadaxaajoon lahaa ayaa la baajiyey maalintii shaley kadib markii waftigii ka socdey dowlada…

                                    Read More

                                      Mac-hadka Faafinta Islaamka oo kulan-diimeed u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Hargeysa.

                                      Hargeysa,17,August 2014,(SDN/QJ)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland ayaa kulan-diimeed u qabtay in ka badan 150 dhalinyada reer Hargeysa. Kulankaas oo lagu qabtay hotel Shiraaqle ee Magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa dhaliyarada lagaga wacyi geliyay arimaha ka soo horjeeda diinteena suuban ee ay ka mid yihiin tahriibta, Waalid caasiga, isqarxinta iyo akhlaaq xumada ka soo…

                                      Read More

                                        Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukun dil ah ku riday Askari Gacan ku dhiigle ah oo dilay Marxuun Rayid ah

                                        Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee JSL ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari  gacan ku dhiigle ah oo hore u dilay qof rayid ah. Go’aanka Xukunka Maxakamadda oo nuqul ka mid ah la soo gaadhsiiyey Shabakada Qurbejoog.com uuna ku saxiixan yahay garsooraha Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle sare Maxamed…

                                        Read More