Baadhitaan ku Socda Mulkiilaha Idaacada Shabeele

    Muqdisho 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka wasaaradda Amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay inay baaritaanno ku socdaan milkiilaha idaacadaha Shabeelle iyo Sky FM ee magaalada Muqdisho. Maxamed Yuusuf ayaa xusay in sidoo kale la baarayo qaar ka tirsan shaqaalaha idaacadahaas oo iyaguna lala xiray milkiilaha. Howlgal ay sameeyeen ciidanka nabad-sugidda ayaa shalay…

    Read More

      Warbixinta Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

      Mogadishu, 16 August 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, booqashadii ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, booqashadii Wasiirka Denmark, Dhismaha Wasaaradda Dhalinyarada oo xariga laga jaray, booqashadii taariikhiga…

      Read More

        Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo Dowladda Federalka ugu baaqay in ay ka fiirsato Maamul u sameynta Gobolka Hiiraan

        Muqdisho Aug 16,2014(SDN/QJ))-Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Maamul usameynta ay Dowladda  Federaalka ka wado Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la doonayo in la isku daro Hal maamulna loo dhiso. Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale ayaa sheegay in Dhisidda Maamul Goboleed ay…

        Read More

          Golaha Amaanka Qaramada Midowbayn Oo Ku Hawlan Sidii Cuna Qabatan Loo Saari Lahaa Kooxda Daacish Ee Ka Dagalanta Dalalka Ciraaq Iyo Suuriya

            Hargeisa 16/8/2014 (SDN/QJ) Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ayaa Isku Raacay In La Sameeyo Qaraar Lagu Sharaxayo Sida Loogu Baahan Yahay In Cunaqabateeno Lagu Soo Rogo Shakhsiyaadka Ku Lug Yeesha Inay Ciidan U Qoraan, Dhaqaale Iyo Hubna Siiyaan Ama U Dagaalamaan Kooxaha Xagjirka Ah. Weriyayaasha Ayaa Sheegaya In Tallaabadan Looga Gol Leeyahay In Lagu…

          Read More

            Muxuu Wasiir Xirsi Ka Yidhi Doorashada Cali Khaliif?

            Hargeysa:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Wasiir xirsi ayaa kamid noqday Siyaasiyiinta ka tirsan xukuumadda Kulmiye ee sida is daba joogga ah uga Hadlay Doorashada Xildhibaan Cali Khaliif ee Maamulka Khaatumo, waxana uu sheegay inaanay mudnayn arrintaasi mid somaliland baqdin gelisa. Wasiir Xirsi oo ka Hadlayey Soo Dhaweyntii Qurbejoogta Somaliland, ayaa sheegay inay Somaliland tahay dal jiritaankiisu ku yimi Afti dadweyne…

            Read More

              Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Oo Wiil uu Adeer u ahaa Lagu Dilay Dalka Ciraaq

              Mosel:Aug,16,2014(SDN/QJ/QJ)-Ciidanka Sirdoonka Dalka Canada ayaa sheegay in dalka Ciraaq lagu dilay Wiil haystay Dhalashada dalkooda oo uu adeer u ahaa Ra’isal wasarihii hore ee Somalia Cabdiweli Faarax shirdon sacid. Wiilka dhintay oo lagu magacaabi jirey Farax Max’ed Farax ayaa waxa uu ka tirsanaa kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalka Siiriya iyo Ciraaq isaga oo dhawaan…

              Read More

                “Waanu Soo degnay Hargeysa Hantida iyo Dhaqaalaha ugu badana anagaaba leh Markaa…..” Boqor Buur Madow

                Hargeysa:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Boqor CismaanAw Maxamud Buurmadow oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Somaliland, kana soo jeeda Bariga Burco, ayaa Markii ugu horraysay Sheegay in Beeshiisu Leedahay Hantida iyo Dhaqaalaha ugu Badan ee Hargeysa Yaalla. Boqor Cismaan Buurmadow oo Ka Hadlay Madal la isku arkay oo Meher ahayd kana dhacday Magaalada Hargeysa, ayaa tilmaamay inay Soo Guurto tahay…

                Read More

                  Halkan Ka Akhri Fashilka Ammaanka Kenya Oo Keenay In Madaxii Sirdoonka Dalkaasi Shaqadii Iska Casilo

                  Nairobi:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Sarkaalkii ugu sarreeyey Sirdoonka Kenya ayaa lagu dhawaaqay inuu Ka Tegay shaqadii uu ka Hayey ciidanka Sirdoonka Dalkaasi. Afhayeenka madaxtooyadda Kenya ayaa  sheegay inuu is casilay madaxii hay’adda sirdoonka dalka Kenya kadib markii uu ku guul daraystay inuu xog badan ka helo weerarada Al-Shabab ka geystaan dalka Kenya oo in muddo ahba soo kordhayey. Afhayeenka…

                  Read More

                    Tahriibayaasha Sii Maraya Talyaaniga Oo War Farxad Leh Helay

                    Rome:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dariiqa u noqotay Tahriibayaasha Beegsanaya Galbeedka Yurub ee Talyaaniga ayaa ka Farxisay Kumanaan Tahriibayaal ah  Oo Badiisa Dhibaato kala Kulmi Jirey. Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Talyaaniga Angelino Alfano ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidama amaanka ee dalkaasi ay ku badbaadiyeen dad badan oo tahriibayaal ahaa oo doonayay inay dooni ku gaaran dalka…

                    Read More

                      Khubaro Cudurka Ebola Soo Indha-indheeya Oo Kenya u Dirtay Dalalka Galbeedka Afrika

                      Nairobi:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Kenya Koox Khubaro caafimaad ah u diraysa Dalalka Galbeedka Afrika ee uu ka Dillaacay Cudurka Ebola. Kooxdani ayaa booqan doonta magaalooyiinka Monrovia iyo  Free Town, halakasi oo qiimayn ay ka so samayn doonaan . Kooxdan ayaa waxa ak mid ah laba dhakhtar oo qiimayn doona qaabka loola tacaalo cudurka ebola ka dibna dowlada…

                      Read More

                        Idaacadaha Shabeele iyo sky FM Oo maalintii labaad hawada ka maqan iyo Xukuumadda iyo Mulkiilayaasha Oo Ka Hadlay

                        Muqdisho:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Idaacadaha Shabelle iyo Sky F moo ka hawlgeli jirey Magaalada Muqdisho. Idaacadahan ayaa waxa Xarumahoodii la wareegay Ciidamo Hubaysan, kuwaas oo la sheegay inay qaateen Qalabkii yaallay, isla-markaana la xidhxidhay qaar ka mid ah shaqaalihii goobta ka shaqayn jirey. Afhayeen u Hadlay Dawladda Federalka Somalia, ayaa sheegay inay Idaacadahani dhibaato weyn ku Hayeen Amniga Muqdisho,…

                        Read More

                          Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee Canada Xuseen Candhoole:Ismaaciil Geedi Xareed waa rug cadaa ummada reer Jabuuti ay aamin santahay(DHEGEYSO)

                          Ottawa Aug 15,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti u fadhiya dalkan Canada Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa wareysi uu siiyay bogan waxa uu uga waramay in wadahadaladii u dhexeeyay mucaaridka iyo dawlada Jabuuti dib loo bilaabayo. Md Xuseen Cadhoole wax uu sheegay in aaney waxba ka jirin dadka internetka ku soo qora dhaliilaha ku wejahan madaxa dalka USN…

                          Read More

                            Machadka Al-Faaruuq ee Magaalada Gaalkacyo oo Sanad Dugsiyeed Cusub uu u bilowday (Sawiro)

                            Gaalkacyo Aug 15,2014(SDN/QJ)-Kadib fasixii Mudada Xagaaga ah ayaa Machadka Al-Faaruuq ee Daraasaatka Islaamka iyo Luqada Carabiga oo Hoostaga Raabidada Macaahida Sharciga ah ee Soomaaliyana kuna yaala Magaalada Gaalkacyo  waxaa uu isbuucaan dib u bilaabay Hawlihii Waxbarasho ee Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 waxaana Dhamaan Ardaydii Fasalada kala duwan ee  Machadka ay haatan si toos ah u qaadanayaan Xiisadaha kala…

                            Read More

                              Sawirkii Ugu Qosolka Badnaa Oo Laga Sameeyey Xasan Sheekh Iyo Ganacsade ay Saaxiib Yihiin

                              Washington:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Amin Camir aya sawir-gacmeed farshaxan sare loo sameeyey ka Sameeyey Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Nin Ganacsade ah oo ay saaxiib dhaw yihiin. Farshaxaniistaha, ayaa waxa uu Madxaweyne Xassan dul dhigay Qoraal yar oo cajiib ah, kaasoo muujinaaya in Madxaweynaha aanay jirin Cid isaga iyo Saaxiibkiisa Muuse Ganjab ka fiican marka loo eego dhanka wanaaga,…

                              Read More

                                Caydiid Ilka-xanaf Oo Xilka Laga Qaadayo Iyo Sababaha Xukuumaddu Eryiddiisa Ugu Dhegsan tahay

                                Muqdisho:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee Laga Helayo dhinaca Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamud, ayaa sheegaya in la wado Qorshe xilka lagaga qaadayo Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somalia Caydiid Cabdilaahi Ilka-xanaf oo la sheegayo inuu xumaaday xidhiidhka uu dawladda la leeyahay. Siyaasiyiinta Dam Jadiid ee Dowladda Hogaanka u haya, ayaa waxay wadaan tallaabadii ugu dambeysay ee daaqada looga saari…

                                Read More

                                  Dagaal Qadhaadh Oo Ka Dhex Dillaacay Dawladda Federalka iyo Mid kamid ah Beelaha Gobolka Banaadir

                                  Muqdisho:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Dagaal Beeleed ilaa shalay ka socday Gudaha caasimadda Muqdisho ayaa sii Ballaadhay, iyadoo khasaarihiisuna Oodaha jabsaday. Dagaalkan ayaa u dhexeeya Beesha Daa’uud(abgaal), iyo Xukuumadda xasan sheikh, waxana wararku sheegayaan in Xukuumadda uu kasoo gaadhay khasaare Badani, iyadoo markii dambe adeegsatay Cududa Ciidanka AMISOM oo iyaga qudhooda la sheegay in Khasaare Gaadhay. Dagaalkan oo ka dhacay…

                                  Read More