Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Mawqifkeeda Muddo-kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa 31/july 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda KULMIYE marka muddada shanta sanno ee la doortay dhammaato badhtanka sannadka 2015.Xisbiyada mucaaridka ee WADDANI iyo UCID, ayaa muddooyinkii u dambeeyey soo saaray baaqyo ay ku muujiyeen inay ka soo horjeedaan, isla markaana…
