Suuqii Degmada Qoryooley Oo Dab La Qabadsiiyey iyo Dawladda Oo Masuuliyadda Al-shabaab Dusha Ka Saartay

    qoryooley:July,24,2014(SDN/QJ)-Suuqii Degmada Qoryooley ee Goboka Shabeellada Hoose, ayaa Habeenkii xalay Kooxo Al-shabaab ka tirsani dab qabadsiiyeen, sida ay sheegeen masuuliyiin Dawladda ka tirsani. Dabkan oo fiidkii hore la qabadsiiyey Suuqan, ayaa la sheegayaa inuu Gebi ahaanba shuf beelay uu wada Gubtay, isla-markaana Hanti badani ku Baaba’day. Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey Cismaan Xaaji Maxamed oo la hadlay…

    Read More

      Waxaan Leeyahay Waynu Isa Saamaxnay, Colaadii Dhacday Waynu Ka Soo Gudubnay, Waxa Aan Ku Baaqaya In La Kala Daayo Faanka Iyo Baroorta

      Hargeisa 24/july 2014 (SDN/QJ) La taliyaha Madaxweyna ee Gobolada Beri Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay Gobolka Xaysimo ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland magacaabay, isaga oo soo dhaweeyey,sheegayna in Gobolkaasi yahay Gobol muhiim ah oo u soo kordhay Somaliland, balse waxa uu carabka ku dhuftay in laga tagay Degmada Shaxda oo uu tilmaamay inay tahay…

      Read More

        Maraykanka oo Ka Hadlay Dilka Saado Cali Warsame

        Washington:July,24,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay Dilkii marxuumad Saaddo Cali Warsame Muqdisho loogu geystay. War-saxaafadeed Xalay laga soo saaray xafiiska Saraafada Maraykanka ee dalka Kenya ayaa lagu  sheegay in dilkaasi tusaale u yahay Halista ka jirta Somalia, iyadoo si gaar ah loogu sheegay in  kooxaha Al-shabaab ay iyagu naxariis darradaas wadaan. Warsaxaafadeedkan Dilka…

        Read More

          Dil Toogasho ah Oo Saaka Lagu Fuliyey Afar Nin Oo Alshabaab ka Tirsanaa

          Muqdisho:Jully,24,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada qalabka sidaa ay Dil toogasho ah ku fulisay Afar nin oo ku eedaysnaa Al-shabaabnimo. Afarta Nin ee Saaka Aroortii la dilay, ayaa hore maxkamaddu  ugu xukuntay Dil Toogasho, waxana ay tilmaamtay inay ku heshay Falal Dad lagu laayey oo dhammaantood ka dhacay Goobo…

          Read More

            Goobta Uu Madaxweyne Siilaanyo Salaadda Ciidul-Fidriga Shacabka Reer London Kula Tukan Doono Oo La Shaaciyey

            London:July,24,2014(SDN/QJ)-Wakiilka Xukuumadda Somaliland u fadhiya wadankan Ingriiska Mudane Cali Aadan Cawaale ayaa Shaaciyay Goobta uu Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqasho rasmi ah ku joog Dalka Ingiriisku Kula Tukan doono Salaadda Ciidda Shacabka Reer London. Wakiil Cali ayaa Cayimaadda Goobtaas ku faahfaahiyey Qoraal uu soo dhigay Barta uu Face-book-ga ku leeyahay, waxana uu tilmaamay in Xaafadda Stonebridge…

            Read More

              Soomaalida Minneapolis oo qabtay ruux la sheegay in uu baadigoobayay dhalin ka dagaalanta Syria iyo Police-ka oo aan ninkii xabsiga dhigin

              Minneapolis July 24,2014(SDN/QJ)-Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ayaa la sheegay in ay qabteen nin ay sheegeen in uu dhalin yaro Soomaali ah oo ku sugnaa Masjid magaaladaa ku yaal in uu weydiiyay in ay doonayaan in ay Syria u Jihaad tagaan. Soomaali isugu jirta waalidiin iyo macalim Dugsi quraan oo masjidka ku yaal ayaa Foxnews…

              Read More

                Xisbiga UCID oo beeniyay in Maxamed Yonis Bixi yahay musharaxooda madaxweyne iyo wasiir xirsi oo ay arinkaa ku eedeeyeen

                Hargeysa July 24,20149SDN/QJ)-Xogahayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yusuf Keyse C/laahi ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin in wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed Yonis Biixi uu yahay musharaxooda dhabta ah ee xilka madaxweynaha. qoraal arinkaa uu xoghayuhu ka soo saaray ayaa lagu eedeeyay in xogtan uu shaaciyay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan Cali,qoraalka…

                Read More

                  Barnaamijkii Diinta iyo Nolosha Awoodaha Ilaahay inagu Galaday ee aynu dayacnay {DhAGAYSO}

                  Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Waa dhab Hal hayska dhaxal galay ee Tidhaa Waa Maadays adduunyadu dadkuna waa Metelayaal,Dunnidan aynu ku Nool nahay Bilowgeedu Wuxuu ahaa Farxad, Dhex dhexaadkeeduna Waa Murugo Dhamaadkeeduna Waa Burbur. Nolosha Adduun Ma ah Halkii lagu Waarayay balse halka la rabo inaynu u Shaqaysano Waa daarta aakhiro,Nimcooyin badan ayuu alle Subxaanu Wa…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

                    Muqdisho, 23 July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa innaa Illaahi raajucuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu samir iyo iimaan…

                    Read More

                      Xukuumada Somalia oo ka Hadashay Dilka Marxuumad Xildhibaan Saado Cali Warsame

                      Muqdisho 23.July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyey dilkii magaalada Muqdisho loogu geystey, Allaha u naxariistee marxuumad Saado Cali Warsame oo xubin ka ahayd xildhibaannada baarlammaanka federaalka ah ee cSoomaaliya. Ra’iisul wasaaraha ayaa ku tilmaamay dilka xildhibaanadda mid bahal nimo ah oo looga gol leeyahay in…

                      Read More

                        Kulan Dhex Maray Boqor Buur Madow iyo Siyaasi Cali Khaliif Galaydh iyo Arrimihii ay ka wada hadleen DAAWO

                        Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)- Boqor Buur madow ayaa ka warbixiyay Kulano uu la yeeshay Pro Cali Khaliif Galaydh iyo Garaadada Deegaankaasi,waxanu sheegay inay ka wadda hadleen umaddan is dhashay sidii ay nabad u heli lahayd,inaanay ciddina nabad helin waa dhibaato,waanu is afgaranayn wixii meesha yaalayna waanu ka qaadnay ,qaabka gogosha loo dhigayo ayuu hadalku ka…

                        Read More

                          Midowga Yurub Wefti ka Socda oo Kismaayo Tegay

                          Kismaayo 23.July 2014 (SDN/QJ)- Wafdi ay hoggaamineyso ku xigeenka argeyga gaarka ah ee  Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Fatiha Serour ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Ujeeddada wafdiga xubnaha ayaa lagu sheegay in ay u kuurgalaan xaaladda ammaanka ee magaalada, gargaarka iyo sida Qaramada Midoobey gacan uga geysan karto adkeynta nidaamka maamul wanaagga…

                          Read More

                          Dunga oo Loo Magaacabey Tababaraha Xulka Brazil & Real Madrid oo Dul Dhigtey $121M Rodriguez James.(By Jaahuur)

                          Brazil-23-July-2014-(SDN-QJ)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa Brazil oo u soo habro wacatey Dunga inuu tababare u noqdo xulka Brazil markii uu jab iyo hoog ka raacdey 7-1 gool xulka Germany uga badiyey koobkii aduunka ee carigooda lagu qabtey,wuxuuna bedeley tababarihii iscasiley (Luiz Felipe Scolari) iyo xiddigga reer Colombia oo ku soo biiret Real Madrid (Rodriguez…

                          Read More

                            Dacwad Toddoba Sano Socotay Oo Keentay in Saddex Markab Oo Somalia Lahayd Gacanta u Galaan Nin Yemeni ah

                            Cadan:July,23,2014(SDN/QJ)-Saddex Markab oo ka mid ahaa Hantidii Somalida ee Dawladaha shisheeye Gacanta ku hayeen ayaa Maxkamad ku taalla Dalka Yemeni u xukuntay Ganacsade u dhashay isla dalkaas Yemen oo ku dacwoonayey.  Sababta keenay in Ganacsadahaas loo xukumo Maraakiibtan soomalia lahayd ayaa ah inuu Maxkamadda hor keenay Caddaymo la xidhiidha Lacago dayn ah oo gaadhay Laba…

                            Read More

                              War Degdeg ah: Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Dhuumasho Ku Soo Galay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ujeeddada Socdaalkiisu Salka ku Hayo

                              Hargeysa:July,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa Haatan si kedis ah u galay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda oo ku taalla goob aan ka fogayn Xarunta Aqalka Madaxtooyada. Sida uu noogu soo warramayo Wariyahayaga ku sugan Xarunta Wasaaraddu, waxa si kedis ah loo arkay madaxweyne ku xigeenka oo gudaha  isii galaya Xarunta Wasaaradda oo wasiiku ka maqan…

                              Read More

                                Dalka Sucuudiga Oo Laba Toddobaad Gudahood 1800, Neef Oo Lo’ Ah Somaliland ku Soo Celiyey iyo Wasaaradda Xaannaanada Xoolaha Oo Jawaab U La’

                                Berbera:July,23,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddank Sucuudiga oo ah Sayllada ugu weyn ee Xoolaha Somalida, ayaa Laba Toddobaad Gudahood Somaliland dib ugu soo celisay Laba markab oo siday Lo’. Lo’da laga soo celiyey Dalka Sucuudiga ayaa ahayd mid la Caafimaadkeeda La Hubiyey, isla-markaana la sii mariyey Maxjarka Magaalada Berbera ee Xoolaha caafimaadkooda lagu baadho. Mana caddayn sababta rasmiga ah…

                                Read More